(Sawirro) Maxaa ka soo baxay Wadahadalkii Xassan Shiikh iyo IMF oo la soo gebagebeeyey?

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in maanta uu soo gabogaboobay wadahadal u dhaxeeyay Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud iyo Hey’adaha dhaqaalaha adduunka. Wasiir Beyle ayaa yirri “waxaan maanta soo gabagabeynay kulamadii Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud iyo Hey’adaha dhaqaala Adduunka oo maanta ay ugu … Continue reading (Sawirro) Maxaa ka soo baxay Wadahadalkii Xassan Shiikh iyo IMF oo la soo gebagebeeyey?